[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la’aanta Gudniinka gabdhaha. Maalintan ayaa laga xusaa adduunka oo dhan 6 February sanad kasta. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Kamal Abdukadir oo Arrimaha Jinsiga iyo Dhalinyarada u qaabilsan hay’adda UNFPA. Wuxuu ka hadlayaa sida UNFPA u taageerto siyaasadaha iyo shuruucda looga gol-leeyahay ciribtirka cadaada gudniinka gabdhaha ee waxyeelada badan iyo sidoo kale sida hay’addiisu ula shaqayso saamileyda kala duwan si loo xoojiyo wacyiga ku saabsan muhiimadda ciribtirka gudniinka gabdhaha.
Waxaan sidoo kale waraysanay Sadia Mohamed Nur, oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya. Waxay ka hadlaysaa dadaalada ay waddo Dowladda Soomaaliya ee ku aadan ciribtirka caadada halista ah ee gudniinka gabdhaha.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast...
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n...
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/...
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark International Day of Zero Tolerance for Female Genital Mutilation, (FGM) which is commemorated around the globe on 6 February. We interview Kamal Abdukadir, UNFPA Gender and Youth Analyst, and ask him how UNFPA is supporting policies and legislations aimed at eradicating this harmful practice as well as how his organization engages with various stakeholders to raise awareness on FGM.
We also interview Sadia Mohamed Nur, Director of the Gender Department at the Ministry of Women and Human Rights Development of Somalia on the government’s efforts to combat FGM and to eradicate this detrimental practice.
Tune in today to Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast...
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n...
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/...
--------------------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------------------
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more