[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idinla wadaageyna qayb cusub oo barnaamijka Taakulo ah, oo aan idin kugu soo gudbino wararka iyo dhacdooyinnka howlaha bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Qaybta maanta waxaan ku baran doonaa shaqooyinka xafiiska warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee Soomaaliya.
Waxaan wareysanay Valerie Msoka, ku xigeenka madaxa xaiiska warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee UNSOM oo ka hadleysa sida Qaramada Midoobay u taageertohorumarinta xoriyadda warbaahinta Soomaaliya iyo sidoo kale muhiimadda doorka wariyaasha ka ciyaari karaan baahinta hannaanka doorashada ee iminka socda.
Waxaan sidoo kale wareysanay Faarax Cumar Nuur, xoghayaha guud ee ururka iskutagga wariyaasha Soomaaliyeed ee FESOJ. Waxa uu ka sheekeyn doonaa tababarada wariyaasha Soomaaliyeed ay helaan, iyadoo lala kaashanayo UNSOM. Waxa uu Faarax sidoo kale ka hadli doonaa caqabadaha ay wajahaan wariyaasha Soomaaliyeed.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio magazine that shares with you news and updates about the work of the United Nations family in Somalia. In this episode we find out more about the work that UNSOM’s strategic communication and public information group does in Somalia.
We interview Valerie Msoka, Deputy Chief of UNSOM's Strategic Communications and Public Affairs Group. She discusses how the UN supports the promotion of media freedom in Somalia as well as the significant role journalists can play in covering the current election process.
We also interview Farah Omar Nur, Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ). He discusses recently concluded training for Somali journalists conducted in collaboration with UNSOM, the challenges Somali journalists face and how FESOJ is addressing these.
The programme is presented by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will have the opportunity to react to the show and share your thoughts by calling in your favourite radio stations!
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more