[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda waxaan diiradda ku saari doonaa xuska maalinta haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska, oo lagu muujiyo doorka haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska.
Waxaan wareysanay Samuel Partey oo ka tirsan hay’adda UNESCO oo ka hadlay muhiimadda dabaaldagga maalinta, waxa ay UNESCO sameyneyso si ay u taageerto Haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed iyo caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed ee ku lugta leh sayniska iyo tiknoolajiyada.
Waxaan sidoo kale wareysanay Ismaaciil Yuusuf, agaasimaha waaxda sayniska iyo tiknoolajiyada ee wasaaradda dowalda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka sheekeynaya kaalinta haweenka iyo gabdhaha ka ciyaari karaan sayniska iyo tiknoolajiyada, waxa dowladda Soomaaliya ay sameyneysosi loo taageero haweenka iyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loogu dhiiirgaliyo haweenka iyo gabdhaha in ay ka qayb noqdaan sayniska iyo tiknoolajiyada.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we mark International Day of Women and Girls in Science on #TubtaNabadda, which recognizes the role of women and girls in science, not only as beneficiaries, but also as agents of change.
We interview Samuel Partey, Senior Scientific Advisory to UNESCO, about the importance of celebrating this day, what UNESCO is doing to support Somali women and girls, and the challenges Somali women face in the field of science and technology.
We also speak with Ismail Yusuf, the Director of the Scientific and Technology Section of the Federal Ministry of Education, about the role women and girls play in science and technology in Somalia, what the Somali government is doing to support women in this field, and what needs to be done to encourage women and girls to participate more in the science and technology field.
The programme is presented by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will have the opportunity to react to the show and share your thoughts by calling in your favourite radio stations!
Tune in today to Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more