[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Tofobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan ku xuseynaa maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha, oo dunida laga xuso 13ka February, waxaana diiradda saareynaa doorka Raadiyaha ka ciyaaro nolosha dadka Soomaaliyeed. Iyadoo ay jirto horumar xoogan oo ay warbaahinta dijitaalka ah sameyneyso, hadana raadiyaha waa qayb weli muhiim ah oo ka tirsan isgaarsiinta.
Waxaan wareysanay Abukar Albadri, wariye rug cadaa ah, kana shaqeeya horumarinta warbaahinta, waxa uuna ka hadli doonaa muhiimadda raadiyaha u leeyahay bulshada, doorka raadiyaha ka ciyaaro horumarka bulshada iyo is dhaxgalka bulshada iyo mas’uuliyadaha wariyayaasha ka saaran ku dhaqankanidaamkaiyo sharciga.
Waxaa sidoo kale wareysanay Layla Cadceed Cismaan, oo ah gabar wariye ah oo muddo dheer ka tirsaneyd Raadiyo Muqdisho, waxa ayna ka hadli doontaa saameynta warbaahinta dijitaalka ah ku leedahay bulshada, caqabadha raadiyaasha haysta iyo waxa u baahan in la qabto si loo fududeeyo howlahooda.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark World Radio Day, celebrated globally on 13 February, and we focus on the role played by radio in the lives of Somalis. Despite advances in digital media, radio remains a dominant channel of communication in oral Somalia.
We interview Abukar Albadri, a veteran Somali journalist and media activist, about the importance of radio for communities, the role radio plays in social development and integration, and the responsibilities media practitioners are expected to assume in this field.
We also interview Layla Adeed Osman, a long-term Radio Mogadishu female journalist, about how digital media is impacting societies, the challenges radio journalists face and what needs to be done to facilitate their work.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will listen to a poem about the relevance of radio by Liban Abdi Warsame.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more