[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idinla wadaageyna qayb cusub oo barnaamijka Taakulo ah, oo aan idin kugu soo gudbino wararka iyo dhacdooyinnka howlaha bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Qaybta maanta waxaan kaga hadli doonaa Guddiga u qareemidda haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda dalka
Waxaan wareysan doonaa Shipra Bose, la taliye sare oo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ka tirsan, waxa ay ka warami doontaa u qareemidda ku aadan xaqiijinta in haweenka ay helaan kaqaybgal siyaasadeed oo caadil ah iyo taageeridda Q.M iyo beesha caalamka ay siinayaan sidii loogu guuleysan lahaa hubinta qoondada haweenka ee boqolkiiba 30ka ah.
Waxaan sidoo kale wareysan Warsan Xasan oo si weyn ugu ola oleysa haweenka, waxayna ka hadli doontaa caqabadaha haweenka Soomaaliyeed ay wajahayaan marka ay timaado sare u qaadidda ka qaybgalka siyaasadda, iyo kaalinta guddiga u qareemidda haweenka ka ciyaarayo meelmarinta qoondada haweenka.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio magazine that shares with you news and updates about the work of the United Nations family in Somalia. In this episode we find out more about the 30 per cent women quota in Somalia’s political parliament and other decision-making processes.
We interview Shipra Bose, Senior Gender Advisor at the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM), about UNSOM’s advocacy towards ensuring women’s fair access to political spheres and the support the UN and its partners provide for the achievement of women’s 30 per cent quota.
We also interview Warsan Hassan, from the Somali National Women’s Organization, about the main challenges Somali Women face in enhancing their participation politics, and about the Goodwill Ambassadors’ role in safeguarding the 30 per cent quota during the ongoing elections.
The programme is presented by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will have the opportunity to react to the show and share your thoughts by calling in your favourite radio stations!
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more