[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan ku eegeynaa howlaha guddiga u qareemidda qoondada haweenka ee taageeridda sidii lagu hirgalin lahaa qorshaha in haweenka ay helaan qoondada boqolkiiba 30ka ah doorashada socoto.
Waxaan wareysanay Batuulo Axmed Gabale, gudoomiyaha gudiga u qareemidda qoondada haweenka, oo ka hadashay muhiimadda in ugu yaraan boqolkiiba 30 ay haweenka ka helaan kuraasta baarlamaanka soo socda ee Soomaaliya. Waxa ay sidoo kale nala wadaageysaa waxa ay tahay in la sameeyo si loo horumariyo, loona taageero musharaxiinta ka qayb galaya siyaasadda dalka.
Waxaan sidoo kale wareysanay, Naciima Saciid, ku xigeenka gudoomiyaha ururka gabdhaha saxafiyiinta ah, oo ka hadleysaa doorka warbaahinta ka ciyaari karto xaqiijinta qoondada haweenka ee golayaasha go’aan gaarista dalka.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we look at the Goodwill Ambassadors’ work in support of achieving women’s 30 per cent quota in the current elections.
We interview Batula Ahmed Gabale, Chairperson of the Goodwill Ambassadors, about the importance of having Somali women in decision making processes and of securing at least a 30 per cent women quota in Somalia’s next parliament. She shares with us what needs to be done to promote and support women who aspire to participate in public politics.
We also interview Naima Said, Deputy Chairperson of the Somali Women Journalist Association, about the role the media can play in securing the 30 per cent women quota in politics and decision-making processes.
Tune in today to Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more