[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa dadaalada socda ee la doonayo in lagu xaqiijiyo qoondada haweenka ee doorashooyinka dalka ka socda. Waxaan barnaamijka ku waraysanay Amal Abubakar, oo la taliye u ah Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya. Waxay ka hadlaysaa guulaha illaa hadda laga gaaray dadaalada lagu xaqiijinayo qoondada haweenka.
Waxaan sidoo kale waraysi la yeelanay Maryan Ahmed Hilowle, oo ah Gudoomiyaha Gudiga Xaqiijinta qoondada haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya. Waxay ka hadlaysaa sidoo kale dadaalada xaqiijinta qoondada ee socda iyo caqabadaha ay wajahayaan haweenku ee ku aadan xaqiijinya 30%.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the significance of ensuring women’s quota in the ongoing elections in Somalia. We interview Amal Abubakar, advisor to the Ministry of Youth and Sports of Somalia. She discusses the achievements made so far in ensuring the women’s quota and what needs to be done to safeguard it in the ongoing elections.
We also interview Maryan Ahmed Hilowle, Chairperson of the Ministerial Commission on Women’s Quota. She talks to us about the challenges they face in ensuring the women’s 30 per cent quota as well as their efforts in ensuring the promotion of this quota in the electoral process.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will listen to a song about about women’s representation in all spheres of life.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------------------
view more