[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xusaynaa Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka oo adduunka oo dhan looga dabbaal-dego 8 bisha March. Waxaan si gaar ah u eegaynaa dadaalada socda ee ku aadan xaqiijinta qoondada 30% ee doorashooyinka socda iyo go’aan gaarista dalka.
Waxaan barnaamijka ku waraysanay Ahmed Borile, oo ah Agaasime sare oo ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya. Wuxuu ka hadlayaa muhiimadda 8 Maarso iyo sida munaasabadan loogu adeegsan karo in kor loogu qaado ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda iyo kaalinta Wasaaraddu ka qaadan karto xaqiijinta qoondada haweenka.
Waxaan sidoo kale waraysanay Shariffa Caddow, oo ka tirsan Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka. Waxay ka hadlaysaa guulaha illaa hadda la gaaray iyo waxyaabaha ay tahay in la qabto si hoggaamiyeyaasha siyaasadeed u hirgaliyaan ballan-qaadyada qoondada 30% ee haweenka.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark International Women’s Day globally celebrated on 8 March every year. We will focus on efforts made to ensure that the 30 per cent women’s quota in Somalia’s decision-making processes is met.
We interview Ahmed Borile, Senior Director and advisor to the Ministry of Women and Human Rights Development of the Federal Government of Somalia, about the importance of celebrating 8 March every year, how it can help promote women’s political participation, and the role the Ministry is playing to achieve the 30 per cent women quota.
We also interview Shariffa Addow, a Goodwill Ambassador, about what has been achieved so far in ensuring the 30 per cent women quota, and what needs to be done so that political leaders implement their pledges on observing the 30 per cent women quota.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will listen to a poem about the relevance of radio by Liban Abdi Warsame.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more