[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
#TubtaNabadda, waxaan sii wadaynaa barnaamijyadii aan kaga hadlaynay muhiimadda ilaalinta qoondada haweenka 30% ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaad dhagaysan doontaan hadal uu jeediyay James Swan, Ergayga QM ee Soomaaliya 8 Maarso markaas oo la xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka gaar ahaan guulaha iyo fursadaha horumarka ee haweenka.
Waxaan sidoo kale waraysi la yeelanay Batula Shiikh Axmed Gaballe, Gudoomiyaha Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya si ay ugu qareemaan qoondada haweenka Soomaaliyeed ee baarlamaanka. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed iyo waxyaabaha ay tahay in la sameeyo si loo dhowro qoondada haweenka Soomaaliyeed.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we continue our discussion on the importance of safeguarding women’s 30 per cent quota in the ongoing elections in Somalia. We will rebroadcast remarks by UN Special Representative for Somalia James Swan made on the International Women’s Day, 8 March 2022. Mr Swan made these remarks during a Twitter Space discussion celebrating Somali women’s achievements and opportunities in Somalia’s development.
We also interview Batula Sheikh Ahmed Gaballe, chairperson of the Goodwill Ambassadors, a committee appointed by the Prime Minister of the Republic of Somalia to advocate for the 30 per cent women’s quota in the ongoing elections. She speaks of the challenges faced by women and what needs to be done to safeguard the women’s quota.
In this week’s programme we also have a song about women’s representation in all spheres of life.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more