[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
#TubtaNabadda, todobaadkan waxaan ku xusaynaa Maalinta Caalamiga ah ee isboortiga Horumarka iyo Nabadda oo ah munaasabad sanad kasta la xuso 6 April. Waxaan ka waraysanay Siciid Maxamed Xassan, Agaasimaha Isboortiga ee Wasaaradda ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya, sababta ay muhiimka u tahay munaasabadani iyo kaalinta ay ka ciyaari karto xoojinta nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.
Waxaan sidoo kale waraysanay Faadumo Muxumed, oo ah Iskuduwaha Arrimaha Dhalinyaraada ee Hay’adda UNFPA. Waxay ka hadlaysaa mashaariicda ay UNFPA ka hirgaliso Soomaaliya iyo sida hay’adeedu u taageerto bahwadaagta Soomaalida ah ee ku howlan kor u qaadista nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.
Waxaad sidoo kale barnaamijka ku dhagaysan doontaan hees ku saabsan muhiimadda nabadda.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark the International Day of Sport for Development and Peace which is observed every year on April 6. We interviewed Said Mohamed Hassan, Somalia’s Director of Sports at the Ministry of Youth and Sports, about this day and how sports can contribute to the promotion of peace and stability of Somalia.
We also interviewed Fatuma Muhumed, UNFPA programme coordinator for youth. She talks about the projects being implemented by UNFPA in Somalia and how the organisation supports Somali partners who are engaged in the promotion of peace and stability in Somalia.
In this week’s programme we also hear a song about the importance of peace.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------------------
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/tracks
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more