[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa maalinta caafimaadka adduunka, oo caalamka laga xuso 7da April sanad walba. Waxaan wareysanay Dr. Max’ed Max’ud Fuje, la taliye sare oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee dowaldda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka waramaya muhiimadda ay leedahay xuska maalintaan, waxa doladda ay sameyneyso si ay u bixiso adeeg caafimaad ee aasaasiga ah iyo sidoo kale caqabadaha caafimaad ee ay Soomaaliya wajaheyso.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark World Health Day, celebrated globally on April 7. We interview Mohamed Mohamud Ali, a Senior Advisor in the Ministry of Health of Somalia. He discusses the importance of observing this day, what the government of Somalia is doing to provide basic health services to the Somali people as well as the health challenges facing Somalia.
In this week’s programme we also have a poem about the importance of preventing Covid-19. In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed Ahmed.
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime. You can also get the podcast of this and other episodes of this show on iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) and TuneIn (bit.ly/2kljcZJ).
-------------------------------------------------------------------------------------------- --------------------------------------------------------------------------------------------
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/tracks
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more