[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idinla wadaageyna qayb cusub oo barnaamijka Taakulo ah, oo aan idin kugu soo gudbino wararka iyo dhacdooyinnka howlaha bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Qaybta maanta waxaan kaga hadli doonaa xaaladda abaaraha ee dalka iyo waxa ay hay’adaha Q.M sameynayaan si loo caawiyo dadka ay abaaraha aafeeyeen.
Waxaan wareysanay Lara Fossi, Agaasime xigeenka hay’adda WFP Soomaaliya, oo ka hadleysa xaaladda abaarta, sugnaanta cunnada iyo sida ay WFP u caawineyso dadka ay abaaraha xoola tireen.
Waxaan sidoo kale wareysanay Azana Kassa, Madaxa Mashaariicda hay’adda cunnada iyo beeraha ee FAO ee Soomaaliya, oo ka sheekeynaya sida ay qiimeynta ugu sameynayaan beeraha iyo xoolada ku baaba’ay abaaraha, caqabadaha jira iyo sida wax looga qabanaayo caqabadahaas. Mr. Kassa ayaa sheegay in barakac xoogan oo ay abaarta sababtay jirto iyo baahida in gurmad loo fidiyo dadka abaarta ceerteysay.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay.
Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba.
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast...
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n...
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/...
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio magazine that shares with you news and updates about the work of the United Nations family in Somalia. In this episode we find out more about the current drought situation in the country and what UN agencies are doing to assist drought-affected people.
We ask Lara Fossi, World Food Programme Deputy Country Director for Somalia, about the current drought in the country, the food security situation and how WFP is helping people whose livestock is being severely affected.
We also interview Ezana Kassa, Head of Programme at the Food and Agriculture Organization of the United Nations in Somalia. He tells us how they are assessing agriculture and livestock loss in this severe drought, the challenges they face and what needs to be done to overcome those challenges. Mr Kassa mentions the huge displacement caused by the drought and the need to donate to the affected people.
The programme is presented by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will have the opportunity to react to the show and share your thoughts by calling in your favourite radio stations!
Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo.
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast...
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n...
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/...
--------------------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------------------
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more