[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan ku maamuuseynaa Maalinta caalamiga ah ee dhulka hooyo, oo caalamka laga xuso 22ka April sanad walba.
Waxaan wareysanay Chris Hooder, La taliye sare oo dhinaca deegaanka iyo cimilada ee Q.M Soomaaliya oo ka hadlaya muhiimadda ay leedahay xuska maalintaan dhulka hooyo iyo waxa ay Q.M sameyneyso si loo ilaaliyo deegaanka.
Waxaan sidoo kale wareysanay Cabdinuur Cilmi Koor agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Puntland oo ka warbixinaaya sida Q.M ay gacan u siineyso dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada si wax looga qabto dhiaatoyinka la xariira deegaanka. Waxa uu sidoo kale ka sheekeynayaa qorshayaasha muhiimka ah ee ay Soomaaliya qaaday si looga hortago xaalufinta dhirta.
Waad nala wadaagi kartaa aragtidaada adigoo dhageysanaya idaacadaha aad ugu jeceshahay.
Radio Mogadishu (14:00hrs, 20:30hrs),
Radio Kulmiye KNN, (14:00hrs, 20:30hrs)
Radio Baidoa, (13:30hrs, 21:00hrs)
SBC Radio, (13:20hrs, 19:35hrs)
Radio Cadaado, (13:30hrs, 20:30hrs)
Radio Risalah, (14:30hrs, 21:00hrs)
Radio Dalsan, (14:00hrs, 20:30hrs)
Radio Hiranweyn, (13:15hrs, 20:15hrs)
Radio Galgadud, (14:30hrs, 21:00hrs) and
Radio Kismaayo. (14:30hrs, Saturday 19:00hrs)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark International Mother Earth Day, globally celebrated on 22 April every year.
We interview Chris Hodder, Climate Security and Environmental Advisor for the UN in Somalia., who tells us about the importance of observing International Mother Earth Day, and how the UN is working to protect the environment in Somalia.
We also interview Abdinor Elmi Koor, General Director of Puntland’s Ministry of Environment, and ask him how the UN is helping the Federal Government of Somalia and Federal Member States in dealing with environment problems in Somalia. He also talks to us about the strategic measures that Somalia has taken to prevent illegal deforestation.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations, during the show today at–
Radio Mogadishu (14:00hrs, 20:30hrs),
Radio Kulmiye KNN, (14:00hrs, 20:30hrs)
Radio Baidoa, (13:30hrs, 21:00hrs)
SBC Radio, (13:20hrs, 19:35hrs)
Radio Cadaado, (13:30hrs, 20:30hrs)
Radio Risalah, (14:30hrs, 21:00hrs)
Radio Dalsan, (14:00hrs, 20:30hrs)
Radio Hiranweyn, (13:15hrs, 20:15hrs)
Radio Galgadud, (14:30hrs, 21:00hrs) and
Radio Kismaayo. (14:30hrs, Saturday 19:00hrs)
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------------------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------------------
view more