[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa isbaheysiyada ama ururada caalamiga ah ee dalalka iyo diblumaasiyadda nabadda ee adduunka, iyo sida Soomaaliya uga faa’iideysto wadahadalada caalamiga ah.
Barnaamijka waxaan ku wareysan doonaa Axmed Gacal, Hormuudka kulliyadda siyaasadda ee jaamacadda caalamiga ah ee Soomaaliya, oo ka hadli doona muhiimadda isbaheysiyada dalalka iyo diblumaasiyadda nabadda, iyo sida xiriiradaas ay qayb uga yihiin nabadda caalamka iyo saameynta ay ku leedahay nolosha dadka Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kale ka hadlayaa heshiisyada isbaheysiyada caalamiga ah qaybta ay ka qaataan horumarka dalalka.
Martidada labaad waa Axmed Cabdi Haaddi, oo ka faalooda arrimaha siyaasadda iyo xiriirada caalamiga ah, waxa uu noo sharxi doonaa sida diblumaasiyadda nabadda iyo isbaheysiyada caalamka ay uga tujumayaan wada shaqeynta iyo ka hortagga colaado dhaxmara dalalka caalamka. Waxaan sidoo kale weydiinayaragtidiisa ku aadan doorka Soomaaliya ee isbaheysiydaas.
Waad nala wadaagi kartaa aragtidaada adigoo dhageysanaya idaacadaha aad ugu jeceshahay.
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss multilateralism and diplomacy for peace in today’s world and how Somalia can benefit from international dialogue and global solutions.
We interview Ahmed Ga’al, Professor at the Somali International University, about the importance of multilateralism and diplomacy for peace and about the connections between global solutions and the everyday lives of Somali people. We also explore how multilateral agreements contribute to peace in the country.
The second guest is Ahmed Abdi Haddi, a social science and international relations analyst. He will explain preventive diplomacy and how multilateralism and global cooperation translate into the prevention of local conflicts. We will ask about his thoughts on Somalia’s position in the present world.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your views by calling in your favourite radio station during the show today at:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m. )
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more