[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maantana waxaan idiin soo gudbinaynaa qayb cusub oo ka mid ah Barnaamijka #Taakulo, oo ah mid aan idin kula socodsiino wararka iyo warbixinada ku saabsan shaqada qoyska QM ee Soomaaliya.
Xalqadaan waxaan kaga hadli doonaa #AbaartaSoomaaliya iyo sida ay u saamaynayso carruurta Soomaaliya.
Waxaa martida barnaamijka ka mid ah Peter Ekayu, oo ah Ku-xigeenka Madaxa Isku-duwidda Arrimaha Gargaarka QM ee Soomaaliya(OCHA) iyo Angela Kearney oo ah wakiil ka socda Hay’adda UNICEF.
Wuxuu Mr. Ekayu ka hadlayaa taageerada ay QM siinayso bulshooyinka ku dhaqan gobolada ay abaartu saamaysay iyo sida guud ahaan hay’adaha gargaarku ay taageeradaas gacan uga gaysanayaan.
Waxay Ms. Kearney sharaxaysaa kaalinta UNICEF ay ka qaadanayso caawinta carruurta iyo haweenka iyo sida beesha caalamku u taageerayso dadaalada looga hortagayo macluul iyo gaajo ka dhacda Soomaaliya.
Waxaa barnaamijka idin soo gudbinaya Ali Gutale iyo Fathi Mohamed
Waxaaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacaya raadiyaha aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30 p.m. )
Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.)
Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
Si aad wax badan uga ogaato shaqada iyo warbixinada Howlgalka kaalmaynta QM ee Soomaaliya waxaad booqan kartaa:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio show that shares news and updates about the work of the United Nations family in Somalia.
In this episode, we find out more about #DroughtinSomalia and how it is affecting the country's children.
The show's guests include United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in Somalia Deputy Head Peter Ekayu, and United Nations International Children's Emergency Fund (UNICEF) Representative to Somalia Angela Kearney.
We hear from Mr. Ekayu about the UN family's work to support drought-affected communities in different regions of Somalia and what the humanitarian organisations are doing to assist them.
Ms. Kearney explains UNICEF's role in helping malnourished children and women, and the international community's support to prevent famine and starvation in Somalia.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations during the show today at:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.)
Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
view more