[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan, #TubtaNabadda waxaan ku eegaynaa arrimaha la xiriira xorriyadda iyo helitaanka macluumaadka ee dalka Soomaaliya iyadoo ay marti noo yihiin Abukar Albadri iyo Layla Cadceed.
Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegi doonaa saamaynta tiknoolajiyadda dhijitaalka ah ku leedahay badbaadada wariyeyaasha gaar ahaan xaaladda gabdhaha ka shaqeeya saxaafadda.
Mr. Albadri wuxuu dib u eegayaa caqabadaha dhanka dhijitaalka ah ee farsamada casriga ah sida dabagalka elektarooniga ah, iyo weerarada internetka dhexdiisa ka dhaca ee saameeya badqabka wariyeyaasha iyo ilaha wararka.
Layla Cadceed oo ka tirsan Ururka xuquuqda gabdhaha Saxafiyiinta Soomaaliyeed(Sowjra) ayaa dhagaysteyaasha fursadaha dhijitaalka ah ee ay heli karaan iyo halisaha ay soo wajahayaan.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed.
Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda we examine the issues of press freedom and access to information in Somalia with two acclaimed journalists, Abukar Albadri and Layla Adeed.
In the show, the guests take a closer look at the impact of digital technologies on the safety of journalists in Somalia, with a particular focus on women journalists’ situation.
Mr. Albadri reviews challenges posed by digital technologies such as electronic surveillance, male- and spyware affecting journalists’ safety, and news sources.
From Ms. Adeed, the Somali Women Journalists rights association (SOWJRA) chairperson, the listeners learn more about new opportunities digital technologies open for women journalists in Somalia and some new risks.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today at:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
You can also listen to the podcast of this and previous episodes of the show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more