[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
#TubtaNabadda, todobaadkan waxaan kaga hadlaynaa ka qaybgalka haweenka ee go’aamada dalka iyo dadaalada dowlad-dhiska Soomaaliya.
Waxaan la hadalnay Dahabo Suusow, oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliya ee laga soo doorto Hirshabelle. Waxay ka hadlaysaa dadaalkii ay u soo martay inay kursiga hanato iyo waayo-aragnimadeeda. Waxay sidoo kale talo siinaysaa dumarka kale ee doonaya inay baarlamaanka ku biiraan mustaqbalka.
Waxaa sidoo kale marti noogu ah Barnaamijka Hinda Ahmed Farah, oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda haweenka sidoo kalena xubin ka ah Gudigii Xaqiijinta Qoondada Haweenka. Waxay sharaxaysaa sida ka qaybgalka haweenka ee dajinta shuruucda dalka u qaabayn karo hanaanka samaynta shuruucda dalka.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed.
Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 8:30 p.m)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad barnaamijyadii hore ka heli kartaa:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the vital role of Somali women parliamentarians in decision making and Somalia’s state-building efforts.
We speak to Dahabo Suusow, a member of Somalia’s Federal Parliament from Hirshabelle State, about her experience competing with male contestants. Ms. Suusow shares some advice for aspiring female parliamentarians.
The second guest in the programme is Hinda Ahmed Farah, a women’s rights activist and one of the Goodwill Ambassadors who advocated for the realisation of women’s 30 per cent parliamentary quota. Ms. Farah explains how the involvement of women in the creation of laws in a country shapes the outcome of the legislative processes.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You can share your views by calling in your favourite radio station during the show today at:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 am)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
----------------------------------------------------------------------------------------
To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
view more