[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idin soo gudbinaynaa qayb cusub oo ah #taakulo, oo ah barnaamij aan kaga hadalno wararka iyo warbixinada shaqada qoyska QM ee Soomaaliya.
Qaybtan waxaan wax badan kaga ogaan doonaa shaqada Sanduuqa Dadweynaha QM(UNFPA) ee ku aadan taageerada caafimaadka taranka ee uu siiyo bulshooyinka ay saamaysay #AbaartaSoomaaliya.
Ugu horayn waxaa marti noo ah, Dr. Ahmed Aweis, oo ku takhasusay Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka iyo Taranka, wuxuu sharaxayaa baahiyaha ka jira goobaha ay sida daran u saamaysay abaartu iyo sida dadaalada UNFPA ay gacan uga gaysanayaan badbaadinta nafta.
Waxaan sidoo kale la hadlaynaa, Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, oo ka tirsan Hay’adda Maxaliga ah ee Organisation for Somalis Protection and Development (OSPAD). Wuxuu dhagaysteyaasha la wadaagayaa muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo gabdhuhu ay helaan adeegyada caafimaadka taranka.
Waxaa barnaamijka idin soo gudbinaya Ali Gutale iyo Fathi Mohamed.
Waxaaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacaya raadiyaha aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.)
Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
Si aad wax badan uga ogaato shaqada iyo warbixinada Howlgalka kaalmaynta QM ee Soomaaliya waxaad booqan kartaa:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
--------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio show that shares news and updates about the work of the United Nations family in Somalia.
In this episode, we find out more about the work of the United Nations Population Fund, also known as UNFPA, in bringing reproductive health services to communities affected by the #DroughtinSomalia.
Our first guest, Dr. Ahmed Aweis, UNFPA Reproductive and Maternal Health Specialist, explains the reproductive health needs in areas suffering from severe drought and how the interventions of his organisation are helping save lives.
We also talk to Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, Health and Nutrition officer from the Organisation for Somalis Protection and Development (OSPAD), a local organisation that provides essential health services to women and girls. Through Dr. Mohamed’s experience, the listeners learn about the criticality of access to reproductive health services by women and girls.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations during the show today.
view more