[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa muhiimadda nabad ku wada noolaanshaha. Waxaan waraysanaynaa Abwaan Abdirizak Ahmed Geedi(Aakhiro), oo bare ka ah Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu ka hadlayaa sida suugaanta iyo hidaha Soomaaliyeed looga dheehan karo qiyamka bulshada ee nabad ku wada noolaansha. Wuxuu sidoo kale sharaxayaa sida fanka iyo suugaanto u mideeyaan dadka Soomaaliyeed.
Waxaa sidoo kale marti noogu ah barnaamijka Cismaan Cabdullaahi Guure, oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed. Wuxuu isaguna sharaxayaa sida suugaanta Soomaaliyeed u bidhaamiso fariimaha xushmadda, dib u heshiisiinta iyo waxyaabaha ay wadaagaan dadka Soomaaliyeed. Wuxuu na la wadaagayaa tusaaleyaal ku saabsan sida gabaygu kor ugu qaado nabadda, dulqaadka iyo isfahanka bulshada dhexdeeda.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad barnaamijyadii hore ka heli kartaa:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week’s #TubtaNabadda is about living together in peace and harmony.
We interview Abdirizak Ahmed Geedi, a literature lecturer at the Somali National University. He talks about the values of diverse Somali cultures being reflected in literature. Mr. Geedi argues that Somali art and poetry bring people from various regions of Somalia together.
The second guest on the programme is a poet, Osman Abdullahi. In his view, Somali literature abounds with messages of respect, reconciliation and values shared by diverse communities. Mr. Abdullahi looks at some examples of how art promotes peace, tolerance and understanding across communities.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today at:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
You can also get the podcast of this and other episodes of this show on:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
view more