[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa barnaamijyada ay sida wadajirka ah u fuliyaan dowladda Soomaaaliya iyo Qaramada Midoobay ee lagu caawinaayo caruurta ka soo goosanaayo kooxda Alshabaab ee dib ula midoobaayo qoysaskooda.
Waxaan wareysanay Brendon Ross, Madaxa xafiiska ilaalinta caruurta ee hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, oo ka hadli doona taageerada hay’adiisa ay siiso caruurta soo goosanaya iyo sida ay tallaabadaan fursad u siineyso caruurta si ay dib ugula noolaadaan bulshada ayna u noqdaan dad nabdoon oo wax tar u leh bulshada.
Waxaan sidoo kale wareysanay Maxamed Nuur Cabdullaahi, oo UNICEF kala taliyo sidii ay caruurta dib ugula midoobi lahaayeen bulshada. wuxuu sidoo kale ka hadlayaa askareynta caruurta Soomaaliyeed ee Alshabaab iyo fursadaha caruurta ay helaan marka ay ka soo goostaan Alshabaab sid dib u ula midoobidda qoysaskooda iyo tababarada xirfadeed ee noloshooda wax ka badali kara.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------------------------------------------------------------------------------
In this week's #TubtaNabadda, we discuss the situation of children who defect from Al-Shabaab and the support they and their families receive from the Federal Government of Somalia and the United Nations.
We interview Brendan Ross, the Chief Child Protection Officer at UNICEF Somalia, about the assistance his organisation extends to disengaged children to reintegrate them into communities and create opportunities for them to have fulfilled lives.
We also talk to Mohamed Nur Abdullahi, who advises UNICEF on child reintegration. He explains how Al-Shabaab recruits Somali children and what signals should alert the parents. Mr. Abdullahi then elaborates on the life-transforming opportunities available to these children once they defect from Al-Shabaab, such as vocational training and facilitated reunifications with their families.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You can share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more