[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idin soo gudbinaynaa qayb cusub oo ah #taakulo, oo ah barnaamij aan kaga hadalno wararka iyo warbixinada shaqada qoyska QM ee Soomaaliya.
Qaybtan waxaan wax badan kaga ogaan doonaa shaqada Barnaamijka Horumarinta u qaabilsan QM (UNDP) ay ka waddo Soomaaliya si loo caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen masiibooyinka dabiiciga ah sida abaaraha.
Waxaa qaybta hore ee barnaamijka marti noogu ah Cabdi Yuusuf, oo ah masuul ka tirsan Hay’adda UNDP. Wuxuu ka hadlayaa howlaha kala duwan ee ay sameeyaan QM iyo bahwadaagta kale si loo caawiyo bulshada nugul ee Soomaalita loona maareeyo dhibaatada ka dhalata isbadalka cimilada iyo sida loo hirgalin karo tallaabooyin bulshada ka caawin kara in la maareeyo dhibaatada mudada dheer ee abaaraha.
Waxaan sidoo kale waraysanay Cawil Cabdinuur, oo isna ah masuul ka tirsan Hay’adda UNDP. Wuxuu ka hadlayaa sida bulshada loogu taageeri karo inay hesho adkaysi ku aadan dhibaatada kala dhalata isbadalka cimilada. Wuxuu sidoo kale sharaxayaa qaababkii ay dadka Soomaaliyeed u maarayn jireen abaarihii dalka soo maray.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed.
Waxaaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacaya raadiyaha aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.)
Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-------------------------------------------------------------------------------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio show that shares news and updates about the work of the United Nations family in Somalia.
In this episode, we find out more about the work of the United Nations Development Programme(UNDP) in assisting Somali people cope with the impact of climate induced disasters such as drought.
Our first guest is Abdi Yusuf, a Programme Officer with UNDP. He discusses key interventions supported by the UN and its partners in helping vulnerable communities in Somalia adapt to climate change and how these communities can apply these adaptation measures to alleviate the drought impact in the long run.
We also talk to Awil Abdinur, who is also a Programme Officer with UNDP. He talks about how communities can be supported to develop resilience in the context of climate change. He also explains traditional adaptation mechanisms applied by Somali people during bouts of droughts in the past.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations during the show today.
view more