[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa saameynta sigaarka iyo muqaadaraadka kale iyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo si wax looga qabto dhib dhibaatooyinkaas.
Waxaan barnaamijka ku wareysanay Dr. Max’ed Max’ud Fuje, oo ah la taliye sare oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka, wuxuuna ka hadli doonaa maandooriyaha iyo dhibaatooyinka caafimaad ee uu u geysto dadka isticmaala ee kku dhaqan gudaha dalka. Dr. Fuje waxa uu sidoo kale ka warbixin doonaa sababta ay dad badan u qabatimaan isticmaalka maandooriyaha, haddii ay jiraan wax horumar ah oo laga sameeyey waxa ka qabashada la dagaalanka maandooriyaha ee dalka Soomaaliya.
Waxaan sidoo kale wareysanay Siraad Max’ed Nuur, aasaasaha iyo maamulaha xarunta Maama Ugaaso oo lagu dhaqan celiyey caruurta dirbi jiifka ah ee maandooriyaha isticmaalayey. Siraad ayaa nooga sheekeyn doonta taageerada la siiyo caruurta qabatimay isticmaalka maandooriyaha ee xarunta lagu dhaqan celiyo iyo qaabka loo qoro caruurta u baahan in xarunta lagu daryeelo.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss tobacco and other addictions in Somalia and what needs to be done in dealing with addiction.
We interview Dr. Mohamed Mohamud Fuje, a senior advisor to the Ministry of Health, about addictions that cause the most harm to people’s health in Somalia and socio-demographic differences in addiction patterns across the country. Dr. Fuje also talks about why people become addicted, and what progress or setbacks have been experienced in the prevention efforts being implemented in Somalia.
We also interview Siraad Mohamed Nur, the founder and manager of the Mama Ugaso Center for the rehabilitation of addicts, about its support for people suffering from addictions, its enrolment programmes and how the assistance it provides can change people’s lives.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations, during the show today.
view more