[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Maanta waxaan idinla wadaageyna qayb cusub oo barnaamijka Taakulo ah, oo aan idin kugu soo gudbino wararka iyo dhacdooyinnka howlaha bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Qaybta maanta waxaan kaga hadli doonaa howlaha ay qabato hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR eek u aadan caawinta dadka qaxootiga ah iyo barakacayaasha Soomaaliyeed ee la daala dhacaya saameynta abaaraha.
Katie Ogwanga, oo ah sarkaal sare oo UNHCR u qaabilsan ilaalinta, ayaa ka hadli doonta howlaha caawinta ah dadka guryahooda ka soo barakacay iyo waxa hay’adda Q.M ee UNHCR la sameyso ururada caalamiga ah iyo kuwa gudaha si loo horumariyo baahida loo qabo in la ilaaliyo dadka nugul ee soo barakacay ee aan haysan goob ay ku noolaadaan balse hadda laga caawiyey in ay hoy helaan.
Waxaan sidoo kale wareysanay Kay Obwona, sarkaal dhanka hoyga u qaabilsan UNHCR, waxayna noo sharxi doontaa sida lagu aqoonsado dadka u baahan gurmadka degdeg ee lagu caawinayo hoy iyo agabka kale, sida ay ku abaabulaan deegaanada iyo howl maalmeedkooda ay ka fuliyaan xeryaha barakacayaasha.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed.
Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi hadda idaacadda aad barnaamijka kala socoto.
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.)
Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.)
Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
Si aad wax badan uga ogaato shaqada iyo warbixinada Howlgalka kaalmaynta QM ee Soomaaliya waxaad booqan kartaa:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
--------------------
Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio show that shares news and updates about the work of the United Nations family in Somalia.
In this episode, we find out more about the work of the United Nations High Commissioner for Refugees in assisting Somali people to cope with the drought in Somalia.
Our first guest is Katie Ogwanga, Senior Protection Officer at UNHCR. She discusses UNHCR’s work in helping people who have been forced to leave their homes and what the High Commissioner does with other international and national organizations to improve the protection needs of vulnerable groups that were displaced and did not have a place to live but that have been now been assisted to find a home.
We also talk to Kay Obwona, a Shelter Officer at UNHCR, who explains how they identify those who are to be assisted with shelter and non-food items, how they organize settlements and how daily operations in these settlements are carried out.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations during the show.
view more