[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan Barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa maalinta caalamiga ah ee ciribtirka rabshadaha galmada la xariira ee dhaca xilliyada colaadaha iyo sida ay u saameeyaan maskixiyan iyo jir ahaan dadka dhibanayaasha u ah dembiyada noocaas ah.
Waxaan wareysanay Barbara Matasconi, sarkaal xuquuqda aadanaha qaabilsan oo ka tirsan UNSOM, oo ka hadli doonta muhiimadda 19ka June iyo sida xafiiska UNSOM iyo saaxiibada kale ay u xusayaan maalintaan oo ay garab istagayaan dadka bogsanaya xadgudubyada galmada, iyo dadka ka shaqeynaya in ay taageeraan dadkaas. Barbara waxa ay ka hadli doontaa sida rabshadaha galmada loogu isticmaalo xeelad dagaal oo hadafyo meletari iyo mid siyaasadeedba leh.
Waxaan sidoo kalewareysanayZahra Max’ed Axmed, madaxa xarunta horumarinta haweenka Soomaaliyeed (SWDC), oo ka sheekeyneysa sida SWDC u caawiso dadka ka bogsanaya waxyeelada rabshadaha ku saleysan galmada iyo sida ay ula shaqeeyaan odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiyaasha bulshada si gacan looga geysto ciribtirka rabshadaha galmada la xariira.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Aragtidaada waad nala wadaagi kartaa adigoo wacaya idaacadda aad uu jeceshahay wakhtiyada hoos ku xusan.
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss International Day for the Elimination of Sexual Violence in Conflict and how sexual violence psychologically and physically impacts the victims of such crimes.
We interview Barbara Matasconi, Human Rights Officer at UNSOM, about the importance of 19 June and how UNSOM and its partners will celebrate the day by standing in solidarity with the survivors, and those working to support them. Barbara will also talk about how sexual violence is used as a tactic of war linked with military/political objectives.
We also interview Zahra Mohamed Ahmed, Director of the Somali Women Development Center (SWDC), about what needs to be done to stop sexual violence against women in Somalia. Zahra describes what SWDC does to assist sexual violence survivors and their approach in reaching elders and community leaders to help eradicate sexual violence.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations, during the show today.
view more