[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan ugu hadleynaa maalinta caalamiga ah ee ka hortagga hadalada naceybka ah iyo dedaalada warbaahinta Soomaalida ugu jirto la dagaalanka dhanka warbaahinta gigitalka ah iyo kuwa caadiga ah.
Waxaan barnaamijka ku wareysan doonaa Xogahayaha guud ee ururka midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Faarax Cumar Nuur oo ka hadlayo waxa ay FESOJ sameyneyso si looga hortago hadalada naceybka xambaarsan ee warbaahinta loo adeegsado iyo saameynta ay hadaladaas ku leeyihiin warbaahinta iyo sidaasadda dalka.
Waxaan sidoo kale wareysanay Axmed Kadiye oo ah boloogar, arrimaha bulshada ka shaqeeya, caana ka ah baraha bulshada ee Soomaalida, waxaan weydiinay si lagu fahmi karo hadalada naceybka xambaarsan ee ay adeegsadaan dadka isticmaala baraha bulshada iyo waxa ay tahay in la sameeyo si loo joojiyo hadalada naceybka xambaarsan ee baraha bulshada.
Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Aragtidaada waad nala wadaagi kartaa adigoo wacaya idaacadda aad uu jeceshahay wakhtiyada hoos ku xusan.
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------------------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------------------------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we focus on the International Day for Countering Hate Speech and efforts by the Somali media in countering this in both traditional and digital media outlets.
We interview Farah Omar, Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ) about what the organization is doing to counter hate speech in media and the effects of this on both the media and politics.
We also interview Ahmed Kadiye, a blogger, social activist and an influential figure on Somalia’s social media platforms on how to detect hate speech among social media users and steps needed to eliminate hate speech on social media platforms.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations, during the show today.
view more