[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa waxa Ciidul al-adxa uga dhigantahay dadka Soomaaliyeed iyo damaashaadyada todobaadkan ee ciidda. Munaasabadan ayaa ah mid na xusiisinaysa muhiimadda bulshada, qoyska iyo iscaawinta.
Waxaa barnaamijka marti noogu ah Sheikh Aden Abshir, oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo ka hadlaya ruuxda iyo dabaaldegyada munaasabada. Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa taariikhda iyo muhiimadda ciidda.
Waxaa sidoo kale marti noogu ah barnaamijka Prof. Ibrahim Abdirahman Mohamed,oo wax ka dhiga Jaamacadda Somali International University (SIU). Wuxuu isna ka hadlayaa waxa munaasabaddani ka dhigantahay iyo sidoo kale wadajirka, iscafiska, dabaaldegga iyo farxadda munaasabadda ciidda.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu(2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe(2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado(1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud(2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/.../Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-----------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about the meaning of Eid al-Adha in the lives of Somalis and the celebrations which start this week. The occasion serves as a reminder of the importance of community, family and helping each other.
We interview Sheikh Aden Abshir, a religious scholar who talks about the spirit of the celebrations and the rituals. Sheikh Abshir also explains the day's historical roots and its significance.
Our second guest, Prof. Ibrahim Abdirahman Mohamed, a social scientist at Somali International University (SIU), discusses the day’s symbolism in detail. He speaks about solidarity, forgiveness, celebrations and the joy of the occasion.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more