[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku xusaynaa Maalinta Dadweynaha Adduunka. Qaybta hore ee barnaamijka waxaan ku maqli doontaan waraysi aan la yeelanay Dr. Ahmed Aweis, oo ku takhasusay Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka iyo Taranka oo ka tirsan Hay’adda UNFPA.
Wuxuu ka hadlayaa dhaqdhaqaaqa dadka iyo sida uu saamayn ugu reebo bulshooyinka nugul. Dr Aweis wuxuu si faahfaahsan u sharaxayaa sida dhaqdhaqaaqa dadka ee hadda jira u sababo xaalado caafimaad oo deg-deg ah iyo dadaalada wax looga qabanayo arrimahaasi. Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa caafimaadka taranka dalka Soomaaliya iyo sida UNFPA iyo hay’adaha kale wax uga qabanayaan ka jawaabista caqabadahaas.
Waxaan sidoo kale la hadlaynaa, Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, oo ka tirsan Hay’adda Maxaliga ah ee Organisation for Somalis Protection and Development (OSPAD). Hay’addiisu waxay daryeel caafimaad siisaa dumarka iyo gabdhaha.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Kulmiye (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Baidoa (1:30 p.m., 9:00 p.m.)
SBC Radio (1:20 p.m., 7:30 p.m.)
Radio Garowe (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Cadaado (1:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Risala (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Dalsan (2:30 p.m., 8:30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1:15 p.m., 8:15 p.m.)
Radio Galgaduud (2:30 p.m., 9:00 p.m.)
Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:00 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/.../Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-----------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
---------
This week on #TubtaNabadda, we mark World Population Day.
In the first part of the programme, we interview Dr. Ahmed Aweis, Reproductive and Maternal Health Specialist with the United Nations Population Fund (UNFPA), about people on the move in Somalia and the implications of the population movement on the lives of vulnerable communities. Dr. Aweis explains in detail how the present population movement leads to healthcare emergencies and how they are being addressed. He also talks about Somalia's reproductive health situation and how UNFPA and its Somali counterparts respond to these challenges.
We also talk to Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, Health and Nutrition Officer at the Organization for Somalis Protection and Development (OSPAD). This local organisation provides essential health services to women and girls.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more