[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa helitaanka adeegyada daryeelka caafimaad ee dalka Soomaaliya xilli dalka Soomaaliya uu wali la daalaa-dhacayo saamaynta abaaraha iyo COVID-19 iyo caqabadaha ka taagan helitaanka adeegyada caafimaadka.
Waxaan waraysanay Asha Sawyar, oo ka tirsan Madaxda Hay’adda UN-Habitat. Waxay ka hadlaysaa saamaynta COVID-19 uu ku yeeshay magaalooyinka Soomaaliya iyo sida hay’adeedu uga jawaabayso baahiyaha daryeelka caafimaad ee soo wajahaya dadka saboolka ah iyo barakacayaasha.
Waxay sidoo kale ka hadlaysaa Ms. Sawyer shaqooyinka ay wada fuliyaan iyaga iyo Gobolka Benadir iyo bahwadaagta kale ee caalamiga ah ee wax looga qabanayo caqabadaha helitaanka adeegyada caafimaadka ee ay wajahayaan dadka ku nool Muqdisho.
Waxaan sidoo kale waraysanay Dr. Mohamed Adow, oo ah Agaasimah Caafimaadka ee Maamulka Gobolka Benadir oo ka hadlaya culaysyada caafimaad ee uu wajahayo Gobolka Benadir iyo sida ay u doonayaan inay wax uga qabtaan dhibaatooyinka caafimaad ee jira.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/.../Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss access to healthcare services in Somalia’s cities as the country grapples with the impact of drought and COVID-19 and other healthcare delivery challenges.
We interview Asha Sawyer, a project manager at UN-Habitat, about the impact of COVID-19 on Somalia’s cities and how her organisation is responding to healthcare needs, specifically among the urban poor and displaced communities.
Ms. Sawyer talks about UN-HABITAT’s collaboration with Benadir Regional Administration and international partners to improve universal health coverage for residents of Mogadishu.
We also speak to Dr. Mohamed Adow, Director of Health and Human Services for Benadir Regional Administration, about the pressure on the healthcare system, how the administration plans to improve the situation and the services of health facilities in Mogadishu.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more