[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlayaa fursadaha maalgashiga dalka Soomaaliya.
Waxaan barnaamijka aan ku waraysanay Mohamed Dubo oo ah Agaasimaha Waaxda Maalgashiga ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya. Wuxuu ka hadlayaa doorka muhiimka ah maalgashiga caalamiga ahi ka ciyaari karo dib-u-dhiska dalka. Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa qorsheyaasha Dowladda Soomaaliya ee ku aadan abuurista deegaan soo jiidan kara dadka doonaya inay dalka maalgashadaan iyadoo loo marayo hagaajinta shuruucda maalgashiga dalka.
Waxaan sidoo kale waraysanay Dr. Abdiaziz Ahmed Ibrahim, oo maadada dhaqaalaha ka dhiga Jaamacadda Somali International University iyo Jaamacado kale oo ku yaalla Magaalada Muqdisho. Wuxuu ka hadlayaa waxyaabaha ay Soomaaliya samayn karto si ay u jiidato maalgashi caalami ah iyo caqabadaha maalgashiga Soomaaliya wajahaya, gaar ahaan dhinaca bangiyada.
Barnaamijka waxaa idin soo jeedinaya Cali Maxamed Gutaale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Waxaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacayaa idaacadda aad jeceshahay:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/.../Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss Somalia’s investment opportunities.
We interview Mohamed Dubo, Director of the Department of Investment at the Ministry of Planning, Investment and Economic Development of Somalia, about the critical role foreign investment can play in rebuilding the country. Mr. Dubo explains government plans to create an investor-friendly environment through streamlined financial regulations.
We also speak to Dr. Abdiaziz Ahmed Ibrahim, Lecturer of Economics at Somali International University (SIU). He talks about factors attracting foreign investment and challenges investors face in Somalia, especially in the banking sector.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more