[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa kubadda cagta iyo gacansiinta ciyaartoyda Soomaalida.
Waxaan wareysanay Aweysa Xaaji Nuur, aasaasaha xarunta kubadda cagta ee ITAAL, waxaana weydiinay waxa ku dhaliyey in uu xaruntaan u aasaaso wiilasha Soomaaliyeed. Mr. Nuur oo aabe ah, ayaa nala wadaagaya sheekada, wuxuuna ka hadlayaa macnaha kubadda cagta iyo waxa ay uga dhigan tahay wiilasha dhalinyarada ahin ay xubno ka yihiin xaruntiisa ciyaaraha.
Waxaan sidoo kale wareysanay Cawil Ismaciil Max'ed, agaasimaha farsamada ee xariirka kubadda cagta Soomaaliya. Waxa uu ka hadlayaa howlaha xiriirka ee taageeridda ciyaartooyda yaryar ee kubadda cagta iyo guulaha ilaa hadda laga gaaray arrinkaas.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada adiga oo wacaya idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye KNN (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
-----------------------------------------------------------------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------------------------------------------------
-----------------------------------------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about football and budding footballers in Somalia.
We interview Aweis Haji Nur, the founder of the ITAAL Football Academy, and we ask what inspired him to create the football club for Somali boys. Mr. Nur, a father himself, shares his story and speaks about the meaning of football and what it can mean for a young boy to be a member of a sports club.
We also speak to Awil Ismail Mohamed, the Technical Director at the Somali Football Federation. He talks about the Federation’s work in supporting young football talent and their achievements so far.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more