[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa xaaladda dhalinyarada Soomaaliyeed.
Waxaan wareysanay Faadumo Muxumed, isku duwaha barnaamijyada dhalinyarada ee hay'adda Q.M ee UNFPA ee Soomaaliya qaabilsan, oo ka hadleysa caqaabdaha dhalinyarada Soomaaliyeed haysta haddii ay noqon laheyd kala duwanaanshaha, sinaanta iyo wadajirka iyo sida wax looga qabanayo caqabadahaan. Faadumo ayaa ka warbixineysa howlaha Q.M ee ku wajahan dhalinyarada Soomaaliyeed.
Martideedana labaad waa Max'ed Cismaan, agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo ka sheekeyn doona muhiimadda maalgalinta dhalinyarada. Waxa uu nala wadaagayaa fikradihiisa iyo fariinta hoggaamiyasha caalamka iyo gudaha ee ku aadan horumarinta dhalinyarada.
Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Guutaale iyo Fadxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada adigoo wacaya idaacadda aad ugu jeceshahay wakhtiyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------
Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------------------
------------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about the situation of young Somalis.
We interview Fatuma Muhumed, Youth and Innovation Programme Coordinator at the United Nations Population Fund (UNFPA) in Somalia, about the challenges young Somalis face in terms of diversity, equality, and inclusion in various spheres of life and how these challenges are addressed. Ms. Muhumed gives an overview of the UN’s work with young people in Somalia.
Our second guest, Mohamed Osman Mohamed, is a young climate and peace activist. He is a director general at the South West State Ministry of Youth and Sports. Mr. Mohamed speaks about the priorities of investing in youth. He shares some of his ideas and messages for local and global leaders about nurturing young citizens, voters and future leaders.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more