[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan waraysi la yeelanay Maxamed Daahir, oo ah Madaxa Waxbarashada Aid Vision oo ah hay’ad ka shaqaysa arrimaha bini’aadanimada oo ka howlgasha gudaha Soomaaliya. Wuxuu ka hadlayaa caqabadaha wajahaya waxbarashada carruurta ku nool xeryaha barakaca iyo waxa ay hay’addiisu ka qabanayso xoojinta fahamka ku aadan muhiimadda waxbarashada. Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa wada shaqaynta ay hay’addiisu la leedahay Xukuumadda Soomaaliya, ururada bulshada rayidka ah iyo QM gaar ahaan UNICEF.
Waxaan sidoo kale waraysi la yeelanay Maadey Cabdi, oo macalin ka ah Dugsi ku yaalla xeryaha barakacayaasha oo isaguna ka hadlaya caqabadaha ay wajahayaan dugsiyada barakacayaasha iyo nooca taageero ee la siiyo. Wuxuu sidoo kale macalinku ka hadlayaa guulaha illaa hadda laga gaaray waxbaridda carruurta barakacayaasha ah.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada adigoo wacaya idaacadda aad jeceshahay inta lagu guda jiro wakhtiyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------------------------
------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we interview Mohamed Dahir, Head of Education for Aid Vision, a humanitarian organization working in Somalia. We ask him about challenges in educating children who live in camps for internally displaced people (IDPs), and what his organization is doing to improve children’s understanding of the importance of education. He talks about the partnership Aid Vision has with the Somali government, civil society and UN organizations ― especially UNICEF.
We also speak to Madey Abdi, an IDP school teacher, about the key challenges that children in IDP camp schools face and the type of support these children are given. The teacher goes over what tangible achievements children form IDP camps have made so far.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more