[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa dadaalada nabadeed ee Soomaaliyeed ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda.
Waraysiga ugu horeeya, Maxamed Shiikh Saciid, oo ah Gudoomiyaha Madasha Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Mudug, ayaa dhagaysteyaasha uga sheekaynaya waxa ku dhaliyay isaga dhalinyarada saaxiibadiis ah in ay ka shaqeeyaan nabadda bulshada Magaalada Gaalkacyo. Wuxuu sidoo kale sharaxaad ka bixinayaa Carwada Buugaagta Gaalkacyo iyo faa’iidooyinka nabadda ee ay u soo jiidayso Gobolka Mudug.
Waxaan sidoo kale waraysanay, Dr. Kaafiyo Abdifitah Abdullahi, oo iyaduna ka socota Madasha Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa na la wadaagaysa saamaynta dadaalada nabadda ee bulshooyinka guud ahaan Gobolka Mudug. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa waxa ay gobolada kale ee dalku ka baran karaan dadaalada nabadda Gaalkacyo.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada adigoo wacaya idaacadda aad jeceshahay inta lagu guda jiro wakhtiyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Radio Sanguuni (9.00 a.m.)
Radio Waamo (9.00 a.m.)
Radio Isnaay (9.00 a.m.)
Radio Beerlula (9.00 a.m.)
Radio Alraadi (Arbaco 9.00 a.m.)
Radio Daar Dheer (9.00 a.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------------------------
------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about local peace initiatives in Somalia ahead of the International Day of Peace.
In the first interview, Mohamed Sheikh Said, Chairperson of Mudug Peace and Integration Forum (MPIF), tells the listeners about what inspired him and fellow youth to work for the peaceful co-existence of communities in Galkayo city. He also introduces the Galkayo Peace Bookfair and the benefits it brings to the Mudug region.
Our second speaker, Dr. Kaafiyo Abdifitah Abdullahi, from the same organisation, shares her experience with the impact of MPIF’s initiatives on the lives of communities across the Mudug region and what inspiration they could be for other regions in Somalia.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more