[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa caqabadaha ay wajahayaan dadka dhagoolada ah.
Qaybta hore ee barnaamijka, Maxamed Cabdul Jaamac, Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, ayaa ka hadlaya baahida loo qabo in dadka maqalka la’ inay ka qaybqaataan dhammaan nolosha bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo waxyaabaha ay tahay in la sameeyo si riyadaas looga dhabeeyo.
Cali Abdi Aadan, Gudoomiyaha Dalladda Naafada Puntland, ayaa isna ka hadlaya waxyaabaha hay’addiisu samayso si loo horumariyo dhaqanka iyo aqoonsiga dadka dhagoolada ah bulshada dhexdeeda inay yihiin muwaadiniin leh dhammaan xuquuqaha dadka kale islamarkaasina kaalin ka qaadan kara nolosha bulshada.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada adigoo wacaya idaacadda aad jeceshahay inta lagu guda jiro wakhtiyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Radio Sanguuni (9.00 a.m.)
Radio Waamo (9.00 a.m.)
Radio Isnaay (9.00 a.m.)
Radio Beerlula (9.00 a.m.)
Radio Alraadi (Arbaco 9.00 a.m.)
Radio Daar Dheer (9.00 a.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------------------------
------------------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about the challenges deaf people face in Somalia.
In the first interview, Mohamed Abdul Jama, Chairperson of the National Disability Agency, talks about the need for people with hearing loss to be included in all spheres of the social, economic and political life in Somalia as well as what needs to be done to make that goal a reality.
Our second speaker, Ali Abdi Aden, Chairperson of Puntland Disability Organisations Network, speaks about what the organisation he represents is doing to improve the culture of acceptance and recognition of deaf people within society as equal partners and contributors in the life of communities. Mr. Aden also talks about the work to ensure access to jobs and education.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
view more