[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda, xilli adduunka u dabaaldagayo xuska maalinta Qaramada Midoobay 24ka October 1945, oo ah maalintii la hirgaliyey jaartarka Q.M, waxaan ka hadleynaa muhiimadda iskaashiga caalamiga ah iyo sida Soomaaliya uga faa'iideysan karto xiriirada caalamiga ah.
Waxaan wareysanay Ambassador Cawaale Cali Kulane, safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, oo ka hadlaaya baahida iskaashiga caalamiga ah, sida xiriirka caalamiga u saameeyey Soomaaliya sanadihii tagay iyo waxyaabaha udubka u ah in xiriirka caalamiga ah uu aad uga muhiimsanyahay xilliyadii hore sida isbadalka cimilada iyo caqabadaha kale ee dunida haysta.
Waxaan sidoo kale la hadalnay Prof. Axmed Cali Gacal, qabiir xiriirka caalamiga ah, barane ka ah jaamacadda caalamiga ah ee Soomaaliya, oo ka warbixinaya sida xiriirka caalamiga ah qayb uga noqonayo dhismaha nabadda, dimuquraadiyadda iyo horumarka Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadag aragtidaada ku aadan xiriirka caalamiga ah iyo sida Soomaaliya uga faa'iideysan karto. Soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay inta uu socdo barnamijka xilliyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Radio Sanguuni (9.00 a.m.)
Radio Waamo (9.00 a.m.)
Radio Isnaay (9.00 a.m.)
Radio Beerlula (9.00 a.m.)
Radio Alraadi (Arbaco 9.00 a.m.)
Radio Daar Dheer (9.00 a.m.)
Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba.
iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------------------------------
------------------------------
This week on #TubtaNabadda, as the world celebrates the birth of the United Nations on 24 October 1945, the day the UN Charter entered into force, we focus on the significance of global cooperation and how Somalia benefits from international relations
To mark the day, we speak with Ambassador Awale Ali Kullane, Somalia’s representative to China, about the need of global cooperation, how international relations have evolved in Somalia over the years and the main factors that have made this issue more important than ever today in the face of climate change, pandemics and other global changes.
We also speak with Professor Ahmed Ali Ga'al, an international relations expert and lecturer at the Somali International University, about how international relations aligns with peacebuilding, democratisation and development in Somalia.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about international relations and how, in your view, they benefit Somalia. Call in your favourite radio station during the show today.
view more