[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, Waxaan uga hadleynaa badqabkawariyaasha Soomaaliya, iyadoo dunida laga xusayo maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda tacdiyada ka dhanka ah wariyaasha iyo howlwadeena warbaahinta.
Waxaan wareysanay Faarax Cumar Nuur, xoghayaha guud ee ururka midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ, oo ka hadlaya tacadiyada iyo dambiyada ka dhanka ah wariyaasha, marka ay gudanayaan waajiboodkooda shaqo ee ay dadka u gudbinayaan xogta. Faarax ayaa sidoo kale ka sheekeynaya waxa ururkiisa FESOJ uu sameeyo si loola xisaabtamo dadka handada, ku xadguduba, si sharci daro ah ku xira, jirdilla ama dilka u geysta wariyaasha iyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loo joojiyo racadiyada iyo dambiyada ka dhanka ah wariyaasha Soomaaliyeed.
Waxaan sidoo kale wareysanay, Kiin Xasan Fakad oo ka tirsan Bilan Media Group, oo ah koox gabdho wariyaal ah, oo ka hadashay halisaha dheeraadka ah ee ay gabdhaha wariyaasha wajahaan iyo sida hanjabaadaha, u xoog shaeegashada iyo aragtida dhaqan ay u saameyso howlahooda shaqo.
Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Gutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan saameynta tacadiyaha ka dhanka ah wariyaasha. Wax idaacadda aad ugu jeceshashay xilliyada uu barnaamijka baxayo.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (9.00 a.m.)
Waamo Radio (9.00 a.m.)
Isnaay Radio (9.00 a.m.)
Beerlula Radio (9.00 a.m.)
Arlaadi Radio (Arbaco 9.00 a.m.)
Radio Daar-Dheer (9.00 a.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the safety of journalists in Somalia as the world marks International Day to End Impunity for Crimes against Journalists.
We talk with Farah Omar, Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ), about the cases of harassment and crimes against journalists as they perform their job of informing society. Mr. Omar speaks about FESOJ’s work towards holding accountable those who intimidate, abuse, illegally arrest, torture or kill journalists and what needs to be done to end impunity for crimes against journalists in Somalia.
We also interview Kiin Hassan Fakad, a journalist with Bilan Media Group, about the additional risks Somali women journalists face. Ms. Fakad speaks about how the threats, bullying and cultural stereotypes impact her daily work.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about the impact on democracy of letting crimes against journalists go unpunished. Call in your favourite radio station during the show today.
view more