[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan ku soo qaadaneynaa cododka wakiilada odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada, dadka la sheego in laga tirada badan yahay iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Muqdisho, Kismaayo, Baydhaba iyo Garowe oo qayb ka ahaa doodo ku saabsan doorashada tooska ah, si dadka ay u isticmaalaan xuquuqdooda dimuquraadiyadeed.
Wakiiladaan waxa ay wadageen aragtidooda ku saabsan waxa ay uga dhigan tahay in qof walba oo Soomaaliyeed uu codkiisa dhiibto iyo waxa ay uga dhigan tahay iyaga gaar ahaan in ay gacan ka geystaan dhismaha baarlamaanka, dowladda iyo ugu dambeyn mustaqbalka dalka. Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa codod qayb ka ahaa doodahaas.
Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan waxa ay kaaga dhigan tahay in aad awoodid dhismaha mustaqbalka dalka, iyadoo la marayo doorasho toos ah. Fadlan soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyada barnaamijka la baahinayo ee hoos ku xusan:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (9.00 a.m.)
Waamo Radio (9.00 a.m.)
Isnaay Radio (9.00 a.m.)
Beerlula Radio (9.00 a.m.)
Arlaadi Radio (Arbaco 9.00 a.m.)
Radio Daar-Dheer (9.00 a.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we feature the voices of representatives of elders, women, youth, underrepresented groups and persons with disabilities of Mogadishu, Baidoa, Kismayo and Garowe who took part in discussions about direct elections as a way to exercise their democratic rights.
These representatives shared their opinions on what it would mean to each eligible Somali to be able to cast their vote and what it would mean for them specifically to be able to contribute to shaping the parliament, government, and eventually the country's future.
Today, we are bringing our listeners fragments of those discussions.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about what it would mean for you to be able to shape the country’s future through direct voting. Call in your favourite radio station during the show today.
view more