[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku xusaynaa bilowga ololaha 16-ka maalmood ee caalamiga ah ee ka dhanka tacadiyada jinsiga ku salaysan.
Qaybta hore ee barnaamijka, waxaan ku waraysanaynaa Dr. Natalia Kanem, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dadweynaha u qaabilsan QM ee (UNFPA), oo dhawaan booqatay Soomaaliya.
Dr. Kanem waxay ka hadlaysaa shaqada UNFPA ay gacanta uga gaysanayso ciribtirka noocyada tacadiga ah oo ay ku jiraan guursiga carruurta iyo gudniinka.
Sidoo kale, waxaan waraysi la yeelanay Aamina Xaaji Cilmi, oo ah aas-aasaha Hay’adda SSWC oo ka shaqaysa badbaadinta gabdhaha iyo haweenka Soomaaliyeed ee tacadiyada loo gaysto. Waxay ka hadlaysaa adeegyada ay heli karaan haweenku, gaar ahaan kuwa ay soo barakicisay abaarta dalka ka jirta.
Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Cali Maxamed Gutale iyo Fatxi Maxamed Axmed.
Na la wadaag fikirkaaga ku aadan waxa ay bulshadaadu ka qabanayso sidii loo ciribtiri lahaa tacadiga loo gaysto gabdhaha iyo haweenka ku nool deegaankaaga. Wac maanta idaacadda aad jeceshay si aad fikirkaaga u dhiibato:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark the beginning of the global campaign of 16 Days of Activism against Gender-Based Violence.
In the first part of the programme, we interview Dr. Natalia Kanem, Executive Director of the United Nations Population Fund (UNFPA), who recently visited Somalia.
Dr. Kanem speaks about the work of UNFPA in helping eradicate the various forms of violence against women and girls in Somalia, including female genital mutilation (FGM) and child marriage.
We also ask Amina Haji Elmi, known to many as Mama Amina, the founder of Save Somali Women and Children (SSWC), about the assistance and services that exist in Somalia for women and girls, especially those who were forced to leave their homes by the drought.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your experience about what your community is doing to end violence against women and girls in your area. Call in your favourite radio station during the show today.
view more