[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa xaaladda dadka Soomaaliyeed ee naafada ah.
Maanta waxaan idin soo gudbinaynaa qaybo ka mid ah dood ay ka qaybgaleen Farxiya Maxamud Maxamed oo ka tirsan Hay’adda Awoodsiinta Naafada Soomaaliya (SODEN); Cali Cabdullaahi Salaad oo ka tirsan Gudiga Sare ee Hay’adda Naafada Qaranka; Xaawo Cabdi Jaamac, Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda Naafada Qaranka iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi oo ka tirsan Ururka Dhalinyarada Aragga Naafada ka ah ee UDHAN.
Tani waa dulmar, hadaba kala soco https://twitter.com/UNSomalia iyo www.facebook.com/UNSOMALIA doodda oo dhammaystiran.
Qaybta labaad, waxaad ku maqli doontaan Wariye Cabdifitaax Kalgacal oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo isaguna ka hadlaya arrimaha la xiriira galitaanka goobaha dadweynaha iyo fursadaha waxbarashada, shaqada iyo kuwa dhanka siyaasadda.
Barnaamijka waxaa idin la socodsiinaya Cali Guutaale iyo Faa’iso Cabdi Warsame.
Na la wadaag aragtidaada ku saabsan waxa ay bulshadaadu ka qabanayso sidii dadka naafada ah looga qaybgalin lahaa nolosha siyaasadeed, tan bulsho iyo midda dhaqaale. Soo wac idaacadda aad jeceshay ama bogga baraha bulshada ee idaacadda faallo ku dhaaf.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we highlight the situation of persons with disabilities in Somalia.
Today we bring you elements of a discussion on this topic between Farhiya Mohamud Mohamed from the Somali Disability Empowerment Network (SODEN); Ali Abdullahi Salad and Hawa Abdi Jama from the National Disability Agency of Somalia; and Abdulkadir Mohamed Abdullahi from UDHAN, the Somali Visually Impaired Youth Organisation.
This is a preview, so follow https://twitter.com/UNSomalia and www.facebook.com/UNSOMALIA for the announcement of the full discussion broadcast.
In the second part of the programme, we talk to Abdifitah Kalga’al, a visually-impaired journalist, about issues of access to public spaces and opportunities in education, employment and politics.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiso Abdi Warsame.
Share your experience about what your community is doing to include persons with disabilities in social, economic and political life. Call in your favourite radio station during the show today or leave a comment on the radio station’s social media.
view more