[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan Barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan ugu hadli doonaa karaamada, xornimada iyo cadaaladda dhamaan dadka xilli loo dabaaldagi doono MaalintaXuquuqdaAadanaha oo la xuso 10ka December sanad walba.
Shukri Cabaas oo qaybta hore barnaamijka marti ku ah, kana socoto Hay'adda Humanity and Inclusion, ayaa ka hadleysa shaqada hay'adeeda ay sameyso iyo waxa dhici kara haddii xuquuqda aadanaha aan lagu darin waxyaabaha muhiimka u ah dalka.
Aadam Xuseen, agaasimaha Radio Asal oo ka howl gala magaalada Jowhar, ayaa nala wadaagaya aragtidiisa ku aadan tubta Soomaaliiya ay ku gaari karto cadaalad loo siman yahay oo uu qof walba helo.
Barnaamijka waxaa noo daadihin doona Cali Guutaale iyo Faa'iza Cabdi.
Nala wadaag fahamka aad ka haysatid xuquuqda aadanaha iyo sida aad u garab taagan tahay xuquuqda aadanaha ee bulshadaada. Soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay inta lagu guda jiro wakhtiyada ay idaacadahaan baahinayaan barnaamijka ama aragtida ka dhiibo baraha bulshada ee idaacadaha baahiyo barnaamijka:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about dignity, freedom, and justice for all ahead of #HumanRightsDay observed globally on 10 December.
The first guest in the programme, Shukri Abbas, programme coordinator at Humanity and Inclusion, talks about the work of her organisation and what can happen if human rights were downgraded on the list of the country’s priorities.
In the second interview, Adam Hussein, the director of Asal Radio in Jowhar, shares his insights about Somalia’s path to reaching equal dignity for every person.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi.
Share your understanding of human rights and how you stand up for human rights in your community or organisation. Call in your favourite radio station during the show today or leave a comment on the radio station’s social media.
view more