[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa dedaalada lagu dhisayo doorashada tooska ah ee Soomaaliya.
Bilihii November iyo December, ururada bulshada rayidka, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa ka qayb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan doorashooyinka tooska oo ka mid ah xuquuqda dimuquraadiga.
Qaybta hore ee barnaamijka Maryan Taqal oo ururada bulshada rayidka ka tirsan, Malaaq Cali Cabdiraxmaan, oo ah oday dhaqameed Koonfur Galbeed iyo Cabdirasiid Cumar oo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Jowhar ka mid ah, ayaa ka hadlay muhiimadda doorasho loo dhan yahay oo lagu matalo dhamaan qaybaha bulshada.
Waxaan sidoo kale wareysanay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland, C/risaaq Axmed Saciid, oo ka sheekeynaya doorashoooyinka deegaanka ee Puntland iyo sida ay u socdaan, qofka codeyn kara iyo sida doorashooyinkaan u saameyn karaan Soomaaliya inteeda kale.
Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Guutaale iyo Faaiza Cabdi.
Nala wadaag aragtidaada ku saabsan doorashada tooska ah oo qayb ka ah xuquuqda dimuquraadiyadeed. Wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyada barnaamijka la baahinaayo maanta.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss efforts to build a culture of direct elections in Somalia.
In November and December, civil society organisations, elders, women, youth, persons with disabilities, minorities and marginalised groups across the country took part in workshops that deepened the discussion on direct elections as a way to exercise democratic rights.
In the first part of this episode, Maryan Taqal, a civil society representative in Mogadishu; Malaq Ali, an elder from South West State; and Abdirashid Omar, a person with a disability from Jowhar, speak about the importance of inclusive elections for groups they represent and for society as a whole.
We also interview Abdirisak Ahmed Said, the Chairperson of the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC), about the local council elections in Puntland, about who will be able to vote, and about how these elections can affect the rest of the country.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi.
Share your opinion about direct elections as your democratic right. Call in your favourite radio station during the show today.
view more