[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadli doonaa waxa ay Soomaaliya sameyn karto si ay u yareyso saameynta cudurada faafa ee mustaqbalka.
Diyaargarowga caalamiga ah ee cudurada faafa waxaa la tijaabiyey markii uu dhowaan dillaacay cudurkii Covid-19. Si loo fahmo xajmiga arrinka, Qaramada Midoobay waxa ay 27ka December maamuuseysaa maalinta caalamiga ah ee u diyaargarowga cudurada faafa.
Waxaan wareysanay Dr Mary Karanja, oo ka tirsan WHO Soomaaliya, oo sharxeysa casharada laga bartay cudurkii Covid-19. Dr Karanja ayaa ka hadleysa tallaabooyinka la qaaday si loo xaqiijiyo in dalka uu si wanaagsan ugu diyaargaroobo cudurada faafa.
Waxaan sidoo kale wareysanay, C/qadir Max'ed, oo WHO Soomaaliya ka mid ah, wuxuuna sharxayaa waxa ay tahay in uu sameeyo qof walba oo inaga mid ah si sare loogu qaado ka hortagga cudurada faafa.
Barnaamijka waxa daadihinaya Cali Guutaale iyo Faa'iza Cabdi.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan sida naftaada iyo qoyskaaga iskaga ilaaliyo cudurada faafa. Soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay maanta.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk about what Somalia as a country and what Somalis as individuals could do to reduce the impact and human cost of future epidemics.
Global epidemic preparedness was put to the test with the recent COVID-19 outbreaks. Acknowledging the gravity of the issue, the United Nations marks 27 December as the International Day of Epidemic Preparedness.
In this episode, we ask Dr. Mary Joan Karanja, a specialist with the Health Emergencies Programme of the World Health Organisation (WHO) in Somalia, about the lessons that Somalia learned from the COVID-19 pandemic. Dr. Karanja also talks about measures put in place to ensure the country is better prepared for the next pandemic.
In the second part of the programme, Abdulkadir Mohamed Abdi, Surveillance Officer with WHO Somalia, explains what each of us could do in our daily lives to increase our protection from contagious diseases.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your experience with protecting yourself and your family from transmissible diseases. Call in your favourite radio station during the show today.
view more