[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan la hadalnay Xakiimo Cisman Cali, oo ka tirsan gabdhaha kubadda kolayga ee qaranka, oo ka hadashay sida ay cayaaraha ku soo gashay, amniga gabdhaha kubadda cayaara ee Soomaaliya iyo caqabadaha kale ee soo wajahay. Waxa ay sidoo kale nala wadaageysaa himiladeeda, iyadoo fariin u dirtay gabdhaha doonaya in ay ku soo biiraan kubadda kolayga.
Qaybta labaad ee barnaamijka waxaan kuw areysanay CabduAllahi Cabdi, oo ah macalin gabdhaha kubadda kolayga cayara ah, wuxuuna ka warbixin doonaa haarka cayaaraha ee dalka. Cabdi ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhoweynayaan gabdhaha doonaya in ay ku soo biiraan kubadda kolayga gabdhaha.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Faa'iza Cabdi
Nala wadaag aragtidaada ku aadan cayaaraha haweenka, adigoo waca idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we talk to Hakimo Osman Ali, a national basketball player, about her path to sports, the security of women in sports in Somalia and other challenges she faced. She shares her aspirations and sends a message to girls considering joining basketball teams in Somalia.
In the second part of the programme, we interview Abdullahi Abdi, women’s basketball coach, about women’s basketball in the sports landscape of the country. Mr. Abdi echoes Ms. Ali call to Somali girls to join basketball teams.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi.
Share your views about women in sports in Somalia by calling in your favourite radio station during the show today:
view more