[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa xaaladda abaarta ee jirta iyo dedaalada looga hortagayo macluul ka dhacdo qaybo ka mid ah dalka.
Martida koowaad ee barnaamijka waa Axmed Cabdiraxmaan Cumar, agaasimaha hay'adda New Ways Organization, oo warbixin guud naga siinaya xaaladda iyo jawaabta bini'aadanimo ee la bixinayo. Axmed waxa uu noo sheegi doonaa waxa ay hay'adiisa sameyneyso si loo caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay abaartu saameysay, loogana gudbi karo caqabadaha bini'aadanimo ee jira.
Waxaan sidoo kale wareysanay Faysal Sayad Faqi, oo ku nool Baraawe, kaas oo xaskiisa loo sameeyey qaliin kadib markii ay si caadi ah u umuli weyday, iyadoo qaliinkaas ku dhashay cunug caafimaad qaba, waxaana qaliinkaas sameeyey isbitaalka New Ways Organization taageerto.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala Wadaag aragtidaada ku aadan xaaladda abaarta ee ka jirta Soomaaliya iyo waxa ay tahay in la sameeyo iyo yaa sameeynayo si loo caawiyo dadka Soomaaliyeed. Fadlan soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyada barnaamijka la baahinaayo maanta.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the ongoing drought in Somalia and efforts to avert famine in parts of the country.
Our first speaker, Ahmed Abdirahman Omar, the director of New Ways Organisation, gives an overview of the situation and the humanitarian response, and tells us what New Ways Organisation is doing to help affected Somalis and overcome the challenges that hinder the provision of humanitarian aid.
We also interview Faysal Sayad, a resident of Barawe whose wife’s life was saved and who delivered a healthy baby thanks to timely assistance from New Ways Organisation.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about the current drought situation in Somalia and what can be done, and by whom, to help Somalis. Call in your favourite radio station during the show today:
view more