[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaa uga hadli doonaa isbadalka cimilada iyo la qabsiga cimilada isbadaleysa ee Soomaaliya.
Awood in la diyaariyo, soo kabsasho iyo la qabsiga saameynta isbadalada cimilada - sida abaaraha daba dheeraaday iyo heerkulka daran, diirimaadka badda ee u gegsashada cimilada.
Xasan Axmed oo ka tirsan hay'adda horumarinta mashaariicda oo qaybta hore barnaamijka noogu marti ah, ayaa ka wadamaya waxa hay'adaha Q.M iyo dowladda ay sameynayaan si bulshada looga caawiyo ilaalinta nololmaalmeedkooda, hab nololeedkooda caadiga ah, iyo xasiloonida dhaqan, dhaqaale ee dadka Soomaaliyeed.
Waxaan sidoo kale wareysanay Max'ed Faarax, xubin ka tirsan bulshada deegaanka Dongoroyo ee Puntland, oo ka hadlaaya deegaanka iyo isbadalka cimilada iyo sida bulshadiisa ay wax ka uga qabaneyso arrimahaan, iyagoo la kaashanaya qaramada midoobay iyo saaxiibada kale.
Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan sida loogu diyaargaroobi karo xaaladaha cimilada xun iyo masiibooyinka la xariira isbadalka cimilada. Wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss climate change and adaptation to changing weather patterns in Somalia, as UN agencies, the Somali Federal Government and Federal Member States work hard to assist people affected by climate-related natural disasters.
The ability to prepare for, recover from and adapt to the impacts of climate change – such as extended periods of drought and extreme temperatures, weather anomalies, ocean warming and acidification – is called “climate resilience.”
Our first speaker, Hassan Ahmed from the UN Development Programme, gives an overview of what UN agencies and the federal government are doing to help communities preserve livelihoods, traditional ways of life and the social and economic stability of communities in Somalia.
We also interview Mohamed Farah, a community member from the Dongroyo district in Puntland, about the environmental and climate change issues and how his community is mitigating them with help from the UN and other partners.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about how to prepare for harsh and out-of-season weather and disasters related to changing climate. Call in your favourite radio station during the show today.
view more