[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, laba ka tirsan saraakiisha hay'adda Qaramada Midobay ee UNFPA - Max'ed Mursal oo ah kkhabiir arrimaha rbshadaha ka dhanka ah jandarka, iyo Faadumo Max'ed, madaxa ashruuca - ayaa ka hadlaya ciribtirka gudniinka gabdhaha ee Soomaaliya, xilli 6da bisha la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka gudniinka gabdhaha.
Max'ed Mursal, ayaa ka hadlaya waxyeelada gudniinka uu ku sababo haweenka iyo gabdhaha, sababta ugu weyn ee weli loo isticmaalo caadada gudniinka gabdhaha, iyadoo gudaha Soomaaliya uu sharci daro ka yahay iyo waxa ay hay'adaha Qaramada Midoobay sameynayaan si loo caawiyo haweenka waxyeelada ka soo gaartay gudniinka.
Martida labaad ee barnaamijka Faadumo Max'ed, ayaa nala wadaageysa waayaragnimadeed shaqsi ee gudniinka soo marsiiyey iyo dedalkeedii ku in ay noqoto qof u ola-oleeya ciribtirka caadadaan.
Barnaamijka waxaa daadinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan ciribtirka gudniinka gabdhaha Soomaaliya. Wac idaacadda aad ugu jeceshahay inta lagu guda jiro maanta saacadaha hoos ku xusan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, two officials from the United Nations Population Fund (UNFPA) – Mohamed Mursal, a Senior Gender-based Violence expert, and Fatuma Mohamed, a Program Coordinator – speak about ending female genital mutilation (FGM) in Somalia, ahead of the International Day of Zero Tolerance to Female Genital Mutilation, which falls on 6 February.
On the programme, Mr. Mursal talks about the harm FGM causes to women and girls, the main reasons why FGM is still practised in Somalia despite it being illegal in the country and what UN agencies are doing to help Somali FGM survivors.
Our second guest, Ms. Mohamed, shares her personal experience as an FGM survivor and her journey to become an advocate for ending the practice.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion on how to end female genital mutilation in Somalia. Call in your favourite radio station during the show today:
view more