[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan ku bidhaamineynaa haweenka Soomaaliyeed ee ku lug leh cilmiga Sayniska iyio doorkooda ku aadan mustaqbalka dalka, iyadoo dunida ay u dabaaldageyso maalinta caalamiga ah ee haweenka iyo gabdhaha Sayniska.
Wareysiga koowaad waxaan la yeelaneynaa Dr. Sacdiyo Cabdiraxmaan, bare cilmiga caafimaadka ee jaamacada Plasma ee magaalada Muqdisho, oo ka hadli doonta qiimaha waxbarashada sayniska ee haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed laamaha cilmiga sayniska bartay iyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo si gabdho badan loogu dhiirigaliyo in ay sii wadaan waxbarashadooda heerka sare.
Waxaan sidoo kale wareysanay Sihaam Dhaqane, arday wax ka barta jaamacadda Zamzam, oo ka sheekeyneysaa go'aankeeda barashada shaybaarka caafimaadka iyo guulaheeda shaqis ee ay gaartay. Sihaam ayaa la wadaageysa dhageystayaasha waxa ay tahay in ay sameeyaan maamulka, odayaasha dhaqanka iyo waalidiinta Soomaaliyeed si ay u taageeraan in gabdho badan ay bartaan cilmiga sayniska.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed
Nala wadaag aragtidaada ku aadan haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed ee cilmiga sayniska bartay iyo doorkooda ku aadan bulshada. Wac idaacadda aad ugu jeceshahay inta lagu guda jiro xilliyada hoos ku xusan maanta.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we shine a spotlight on Somali women scientists and their role in the future of the country as the world celebrates the International Day of Women and Girls in Science.
In the first part of the programme, Dr. Sadia Abdirahman, a lecturer at Plasma University, talks about the value of studying science, about Somali women and girls in the science field and what needs to be done to inspire more Somali girls to continue higher education.
We also interview Siham Dhaqane, a student at Zamzam University, about her decision to study medical analysis and her personal achievements in this field. Ms. Dhaqane shares with the listeners what she would like the authorities, elders and parents in Somalia to do in support of more girls studying science.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your opinion about Somali women and girls in science and their role in the communities. Call in your favourite radio station during the show today.
view more