[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegeyna xuska waxqabadka dumarka iyo kaalintooda muhiimka ah ee ay kaga jiraan horumarka bulshooyinka, ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka.
Waxaa qaybta hore marti noogu ah Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda UN Women Dr. Syed Sadiq wuxuuna ka hadlayaa howlaha ay QM la qabato ama u qabato haweenka Soomaaliyeed ee dadaalka ugu jira inay helaan ka qaybgal, matalaad iyo awoodsiin buuxda ee dhammaan dhinacyada nolosha
Wuxuu sidoo kale ka hadli doonaa halkudhigga – ‘DigitALL: Hal-abuurka iyo farsamada casriga ee sinaanta jinsiga isagoo sidoo kalena ka hadlaya baahida loo qabo xeerar lagula dagaalamayo dambiyada internetka ee ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.
Waxaan sidoo kale waraysanay Gudoomiye ku xigeenka Bay Women Association Network, Fatima Ali Iman,oo iyaduna ka hadlaysa sida Maalinta Caalamiga ah ee haweenka ay u tahay munaasabad ay haweenku ugu dabaal-dagaan guulaha ay gaareen iyo sidoo kale madal ay si wadajir ah ugu xaliyaan dhibaatooyinka ay wajahayaan.
Barnaamika waxaa soo jeedinaya Ali Gutale iyo Fathi Max'ed
Na la wadaag fikirkaaga ku aadan sida bulshadu uga faa’iidi karto ka qaybgalka haweenka ee hoggaanka iyo talada dalka.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we join the world in celebrating women and their contribution to the development of societies ahead of International Women’s Day.
The first guest is UN Women’s representative in Somalia, Dr. Syed Sadiq, and he’ll be speaking about the UN’s work with and for Somali women in their quest for full participation, representation and empowerment in all facets of life in Somalia.
He’ll also touch on this year’s theme – ‘DigitALL: Innovation and technology for gender equality’ – while speaking about the need for legislation to combat cybercrimes against women and girls in Somalia.
We also hear from the Deputy Chairperson of the Bay Women Association Network, Fatima Ali Iman, who will be speaking about how International Women’s Day is an opportunity for women to celebrate their achievements and a reminder that to solve their problems, they need to act together.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on how communities and societies benefit from more women in leadership and decision-making positions.
view more