[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa doorarka muhiimkaah ee ay haweenka saraakiisha booliska ah ka ciyiaaraan ka hortagidda iyo baarista dambiyada, ilaalinta nolosha , hantida iyo badqabka dadweynaha Soomaaliyed.
Waxaan wareysanay taliye xigeenka booliska Soomaaliyeed Sareeya Guute Zakiya Xuseen, oo ka warbixineysa waajibaadkeeda shaqo ee sarkaal boolis ahaa, sababaha ku dhiirigaliya haweenka Soomaaliyeed in ay ku biiraan booliska iyo faa'iiidooyinka ay bulshada u leedahay in haween badan ay qayb ka yihiin saraakiisha ciidankabooliska.
Waxaan sidoo kale la hadalnay Elisabeth Mary, sarkaal booliska oo qayb ka ah waaxda booliska Qaramada Midoobay ee ka howlgalaya Soomaaliya ooka sgeekeyneysa taageerada UNSOM ee booliska Soomaaliyeed iyo doorkooda muhiimka ah ee haweenka booliska ah ka ciyaaraan ilaalinta dadka rayidka ah iyo xuquuqda aadanaha.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada. Maxay muhiim u tahay in haween badan oo saraakiil ah ay qayb ka yihiin ciidanka booliska Soomaaliya. Wac idaacadda aad ugu jeceshahay inta lagu guda jiro xilliyadaan.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the key roles which women police officers play in preventing and detecting crime, protecting life and property and maintaining public order and safety in Somalia.
We speak with the Somali Police Force’s Deputy Commissioner, General Zakia Hussein, on her long career as a police officer, some of the reasons which motivate Somali women to join the police, and the advantages for local communities by having more women in law enforcement.
We also speak with Elizabeth Mary, a police officer serving with UN Police in Somalia, about UNSOM's support for the Somali Police Force and the important contribution women police play in the protection of civilians and human rights.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on why it is necessary to have more women police officers in the Somali Police Force. Call in your favourite radio station during the show today.
view more