[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa mid ka mid ah hiddaha qaaliga ah ee dadka Soomaaliyeed–gabayga.
Waxaan dhagaysteyaasha u soo gudbinaynaa labo gabyaa oo dhalinyaro, Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi iyo Muna Aaden Xassan(Kaalmeeya). Waxay dhagaysteyaasha la wadaagayaan kaalinta gabaygu ka ciyaaro dhowrista dhaqanka, iyo doorka uu kaga jiro nolol maalmeedka dadka Soomaaliyeed iyo sida uu u xoojiyo wadajirka bulshada. Waxay sidoo kale ka hadlayaan sida ay ugu adeegsadaan gabayga u qareemidda naafada iyo xuquuqda haweenka.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Ali Gutale iyo Fathi Mohamed.
Na la wadaag fikirkaaga ku saabsan sida gabaygu uu muhiim ugu yahay noloshaada.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda we speak about one of the most cherished oral traditions of the Somali people – poetry.
We present to our listeners two young poets, Abdikadir Mohamed Abdullahi and Muna Aden Hassan. They share their reflections about the significance of poetry in preserving Somali culture, the unique role of poetry in showcasing the day-to-day life of the Somalis, and its value in bringing communities together. The speakers discuss how they use their work to advocate for disability and women’s rights.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on the significance of poetry in your life.
view more